TAXANAHA QOYSKA Session 2 Episode 13

"Aile waa sheeko ka warramaysa Aslan, oo ah wiil ka tirsan qoys weyn isla markaana maamula naadi habeenimo. Waa nin aad u caqli badan oo xeel dheer. Waa qof mugdi ah oo qarsoodi leh. Dhaqtarka cilminafsiga Devin ayaa soo galaya nolosha ninkan adag, waxaana bilowda xiriir culus oo xiiso leh."