TAXANAHA QOYSKA - Somcima
TAXANAHA QOYSKA

TAXANAHA QOYSKA

tt21764804
Episodes 13 Episodes
Quality WEB-DL
Rating 6.9
Status completed

Story

"Aile waa sheeko ka warramaysa Aslan oo ah wiilka reer qoys weyn, isla markaana maamula naadi habeenimo. Waa nin aad u xeel dheer. Waa qof madaw oo qarsoodi ah. Dhaqtarka maskaxda Devin ayaa nolosha ninkan adag soo geli doona, arrimuhu waxayna noqon doonaan kuwo aad u kacsan."

Episodes

Other Seasons

Similar Series