Wehelkayga Safarka Episode 1 - Somcima
Wehelkayga Safarka

Wehelkayga Safarka Episode 1

Quality 720p
Rating 9.2
Status Ongoing

Story

Sheekada: Aparajita waa farshaxaniste xambaarsan xanuun iyo waayo hore oo qadhaadh, halka halyeygeenna Rakshit uu yahay nin ganacsade ah oo go'doon ku nool, jacaylkuna uusan meel uga jirin noloshiisa. Markay labadan qalbi kulmaan, ma u bixi doontaa sheeko jacayl oo u dhexaysa? Sriti Jha iyo Shabir Ahluwalia ayaa ku mideysan sheeko ay ka buuxaan dareen, caqabado iyo dhacdooyin xiiso leh. Haddaba, jacaylku ma guulaysan doonaa ugu dambayntii?
Watch Now

All Episodes