Magaceedu Waa Zahraa Episode 23 - Somcima
Magaceedu Waa Zahraa

Magaceedu Waa Zahraa Episode 23

Quality WEB-DL
Rating 6.5
Status Ongoing

Story

Sahra waxay dunida ku dhalatay iyadoo ah gabadha qoys Turki ah oo dhaqan adag ku nool magaalada Frankfurt ee Jarmalka. Sheekadeeda cajiibka ahi waxay ka bilaabataa guri ay deggan yihiin qoys sabool ah balse rajo iyo dadaal badan leh oo ku nool Jarmalka, waxayna sii socotaa markii ay la kulanto qoys maalqabeen ah oo ku nool magaalada Istanbul ee Turkiga.
Watch Now

All Episodes