TOGGA DABAYLAHA Season 2 Episode 427

Sheekada taxanaha ayaa ku saabsan Zaynab, oo ah gabadh caqli badan, akhlaaq leh, oo qumman, kana dhalatay qoyska ugu taajirsan magaalada ay ku nooshahay. Dhanka kale, Khaliil waa wiil da’ yar oo waayay hooyadiis iyo aabihii isagoo carruur ah, kuna nool eedadiis, isagoo qalbiga ka buuxo nacayb iyo aargoosi uu ka qabo qoyska Zaynab. Labadan dhalinyaro ah, inkastoo ay ku kala duwan yihiin qoysaskooda, haddana waxay isugu dambayn doonaan xaalad adag oo aan la rumaysan karin.

  • Episodes
  • Seasons
  • Other series